Ganacsato Soomaaliyeed oo shaacisay in ay joojiyeen Jaadkii ay Kenya ka keeni jireen

Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya ka keena Jaadka Miirowga oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in ay si KMG ah u joojiyeen Jaadkii ganacsi ahaanta Kenya uga keeni jireen. Qaar kamid ah ganacsatadan oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in jaadka maanta soo degay uu noqonayo kii ugu dambeeyay ee Kenya ka keenaan … Continue reading Ganacsato Soomaaliyeed oo shaacisay in ay joojiyeen Jaadkii ay Kenya ka keeni jireen